Booliska Somaliland Oo Gabiley Ku Xidhay Wariye Xasan Galaydh, Maantana Sii Daayay

Saturday September 12, 2026 - 15:40:33
xogbaahin.com
Wariye Xasan Galaydh ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa, kaddib markii


May be an image of one or more people, beard, suit and newsroom

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa magaalada Gabiley ku xidhay Wariye Xasan Galaydh, kaas oo muddo afar maalmood ah ku xidhnaa magaaladaas.

 

Wariye Xasan Galaydh ayaa maanta dib u helay xorriyaddiisa, kaddib markii uu afar maalmood ku jiray xabsiga magaalada Gabiley.

 

Ilaa hadda lama shaacin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan sababta keentay xadhigga wariyaha iyo xaaladihii ku xeernaa sii-dayntiisa.

     
Loading...