Sirdoonka Somaliland oo sheegay inuu gacanta ku dhigay shan muwaadin oo Maraykan ah

Monday November 16, 2026 - 10:41:08
hadhwanaagnews
Bayaan ay hay'addu soo saartay ayay ku sheegtay in shantan muwaadin


Hadhwanaagnews.com | Somaliland | Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay shan muwaadin oo Maraykan ah, kuwaas oo ay sheegtay inay muddo la socotay dhaqdhaqaaqooda tan iyo markii ay dalka soo galeen.

Bayaan ay hay’addu soo saartay ayay ku sheegtay in shantan muwaadin ay ku kaceen ama damacsanaayeen inay fuliyaan hawlo ay ku tilmaantay kuwo khatar ku ah amniga qaranka Somaliland.

NIA ayaa intaas ku dartay in baadhitaan dheer kadib ay shanta muwaadin ku wareejisay Safaaradda Maraykanka.
     
Loading...