DEG DEG Hal Qof oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Duleedka Gabiley

Wednesday August 26, 2026 - 22:01:48
hadhwanaagnews
Shilka ayaa sababay khasaaraha nafeed iyo dhaawacyada


May be an image of ambulance and van

Gabiley (Hadhwanaagnews.com): Hal qof ayaa geeriyooday, halka lix qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada Gabiley.

 

Shilka ayaa sababay khasaaraha nafeed iyo dhaawacyada, iyadoo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sababta shilka iyo xaaladda dadka dhaawacmay aan weli la hayn.

 

Masuuliyiinta iyo laamaha gurmadka ayaa lagu wadaa inay bixiyaan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan shilka iyo xaaladda dadka ku dhaawacmay.

May be an image of text

     
Loading...