"Hoggaanka Baadhista Dambiyada Booliska wuxuu awood u leeyahay inuu u yeedho cid kasta oo uu u baahdo"

Sunday August 16, 2026 - 13:22:42
hadhwanaagnews
Afhayeenka ayaa tilmaamay in awooddaasi qayb ka tahay hawlaha



Hargeysa (Hadhwanaagnews.com): Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland, G/Sare Cabdicasiis Sheekh Ismaaciil, ayaa sheegay in Hoggaanka Baadhista Dambiyada Ciidanka Boolisku awood u leeyahay inuu u yeedho cid kasta oo ay baadhistu u baahan tahay.

 

Afhayeenka ayaa tilmaamay in awooddaasi qayb ka tahay hawlaha baadhista iyo gudashada waajibaadka Ciidanka Booliska, isaga oo yidhi:

 

"Hoggaanka Baadhista Dambiyada Ciidanka Booliska JSL waxa uu awood u leeyahay in uu u yeedho cid kasta oo u baahdo.”

     
Loading...