hadhwanaagnews

Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Xuseen Xasan ayaa loo magacaabay Madaxa Isku-xidhka Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ciidanka Booliska Somaliland.
Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo
wada-shaqaynta u dhexeysa Ciidanka Booliska Somaliland iyo hay’adaha caalamiga
ah ee taageera amniga, tababarrada iyo horumarinta ciidamada.