Daal joogto ah qofku wuu daalaa xitaa marka uu seexdo.
9 calaamad oo lagu xanuunkaan ( FMD) waana xalad oo ka imaado markii aad mudo kujirtid istarees aad udaran ama culays maskaxda ah jirkaaga ayaa calamadahan dareemi doono by. Dr Hussein Ahmed Mohamed psychologist and Psychotherapist.
9 Calaamadood oo (FMD) Lagu Garto Waa?
1. Xanuun baahsan jirka oo dhan ayaa ku xanuuna ma aha meel kaliya.
2. Daal joogto ah qofku wuu daalaa xitaa marka uu seexdo.
3. Hurdo aan nasasho lahayn seexashada kadib wali daal ayaa jira.
4. Ceeryaamo maskaxeed xusuus iyo feejignaan taada oo daciif ah.
5. Murqaha oo adkaado gaar Ahaan xiliyada subaxii marabtid inaa kacdid.
6. Madax xanuun ama migraine soo noqnoqda xitaa buuqa Uma dulqaadan kartid.
7. Dhibaatooyin caloosha barar, calool xanuun, ama calool fadhi.
8. Xasaasiyad sare iftiin, cod, ama taabasho si fudud ayuu kuu dhibaa.
9. Nijab dagdag wato iyo walwal dagdagta taas oo Qofka kadhigto mid waxkasta kafilmaan.
Xalka Waa in Marka hore lasaxaa maskaxda iyo dhibaatooyin istarees uu Qofkaas lasoo kulmay taas dr cilmu nafsi ah ayaa Soo saxi Karo Qof ka Latalin caafimaad oo dhamaystiran ( Professional Psychotherapy)
Hadii uusan Qofka halin taas Qofka wuxuu Qatar Ugu jiraa xanuunada maskaxda.
Wixii caawimad ah igala soo xariir what's app ka phone number Ka saaran profile page keena waad mahadsantahey.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!