Somaliland: Muwaadiniinta oo looga digay in ay Aqoonsi la'aan safraan guddaha dalka.

Saturday January 10, 2026 - 13:55:36
HADHWANAAGNEWS
Huteelada gudaha dalka ayaa sidoo kale looga


Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xoojisay amnigeeda guddaha iyada oo amaro maanta soo baxay looga digay in aanu baraha kaantaroolada dalka ka gali karin kana bixi karin Muwaadin aan sidan kaadhkiisa aqoonsiga muwaadinimo ee (Somaliland National Identity Card).

Huteelada gudaha dalka ayaa sidoo kale looga digay in aanay ka kirayn karin qof aan haysan kaadh Aqoonsiga ama tixraac sax ah.

Laamaha amaanka somaliland ayaa shaqooyinka laban laabay tan intii ay Jamhuuriyadda Somaliland heshaya Aqoonsiga waxaana barbar socda la shaqaynta muwaadiniinta oo si joogto ah ula xidhiidha cidii ay ka shakiyaan.
     
Loading...