DEG DEG Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Israel

Tuesday January 06, 2026 - 17:08:02
HADHWANAAGNEWS
Waxaan garoonka diyaaraha ku qaabilay Mas'uuliyiin
May be an image of dais
May be an image of text


Wefti sare oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Israa'iil ayaa ka soo dagay magaaladda Hargaysa.

Waxaan garoonka diyaaraha ku qaabilay Mas’uuliyiin sare oo ka mida xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanu kulamo la qaatay Mas’uuliyiinta u saraysa Somaliland.
     
Loading...