Wafti Ka Socda Xukuumadda Oo Saaka Balligubadle u baxaya.

Tuesday December 30, 2025 - 09:07:03
HADHWANAAGNEWS
Bulshada, Agaasimaha Caafimaadka, Agaasimaha Guud ee Horumarinta...
May be an image of one or more people, dais and text


Waftigan oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Madaxtooyadda, Hawlaha Guud, Duulista, shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Agaasimaha Caafimaadka, Agaasimaha Guud ee Horumarinta Jidadka iyo xubno kale ayaa safar ugu baxay Magaaladda Balligubadle
Ee Xarunta Gobolka Hawd.
     
Loading...