Khilaafkan yar ee imika kor uga kac ta soo socota hiigso
"Dawladda imika joogta iyo xisbigeedu waxa ay ka baqayaan in aynu is urursano oo dib isu habayno oo is raadsano.
Haddii maanta lagu yidhaahdo waxaa tahay Musharaxii xisbiga Codkaagu wuxuu fadhiyaa Habar Awal inamadeenii halkii fadhiyeyna waynu is mudan doonaa.
Khilaafkan yar ee imika kor uga kac ta soo socota hiigso
Saaxiibka is doonta xisbiga is wada doonta.
Taladayadu waxa ay ahayd in ragga saaxiibka ah ee 50-ka sanno soo wada shaqaynayey aanay kala baydh baydhin ay isu tagaan”.