Guryahan oo laga dhisay magaaladda Berbera ee xarunta
Dawladda Imaaraadka ayaa maanta 300 oo gurri ku wareejiysay xukuumadda Somaliland.
Guryahan oo laga dhisay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxa ay Dawladda Imaaraadku Fureyaasha guryahaasi guddoonsiisay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.
Guryahan ayaa loogu talo galay Dadka Dan’yarta ah ee ku nool Gobolka Saaxil.