Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wajahaya culaysyo siyaasadeed.

Wednesday May 28, 2025 - 15:04:52
hadhwanaagnews
Waxaa xusid mudan in Shirka mucaaridka ay qayb ka
May be a graphic of 5 people, dais and newsroom


Mucaaridkii ugu cuslaa ayaa uu maanta muqdisho shir uga furmay, Shirakan mucaaridka oo ay hoggaaminayaa masuuliyiin sare oo soomaaliya soo hoggaamiyey iyo xildhibaano ayaa si weyn loogu dheg taagaya go’aamada ka soo bixi doona.

Waxaa xusid mudan in Shirka mucaaridka ay qayb ka yihiin Xildhibaano la garab ahaa Madaxweynaha oo ka biyo diiday hanaanka iyo siyaasadda Arrimaha guddaha ee uu wajahay kuwaasi oo ka soo baydhay.


     
Loading...