Xukuumaddu waxa ay go'aamisay in guud ahaana waxaa
"Dhul daaqsimeedka Dhammal ee degmadda Daarusalaam ma aha goob, dhul iyo beer ay cid gaar ahi sheegan karto waana dan guud oo ka dhaxeeya guud ahaan dadka walaalaha ah ee degan deegaanka,
Xukuumaddu waxa ay go’aamisay in guud ahaana waxaa la baa’biinayaa meel kasta oo Buul hungurigii ka taagan yahay waa Amar, Meel kasta oo layska xayn daabtayna waa la baa’biinayaa,
Cidii ka soo hor jeedsatana waxaa laga qaadi doona talaabo sharciga waafaqsan Xukuumadda iyo dhammaan laamaha Amnigu way ka wada war qabaa "