Soomaaliya oo fulinaysa codsiga Shiinaha oo saaxiib
"XukuumaddaShiinuhu waa Keligii Talis Gardaro wada oo doonaya in uu ka faa’iidaysto Fursadaha Dayacan ee Maraykanka iyo Xulafadayada” Sidaas Waxa yidhi Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka Maraykanka Jim Risch.
Soomaaliya oo fulinaysa codsiga Shiinaha oo saaxiib la ah ayaa go’aan ay soo saartay ku sheegtay in aan Baasaaboorka Taiwan lagu soo geli
Karin Soomaaliya.
Taiwan Waxa ay isku wadaa Saaxiibtinimada Somaliland iyo Maraykanka, Waxaana Wararka soo baxayaa ay sheegayaan in Xukuumadda Muqdisho ay Washington ugu baaqday in ay ka laabato Go’aankeeda, haddii kale ay xayiraad dhinaca socdaalka ah la Kulmi doonaan Madaxda Soomaaliya.