Kuna Wareejisay Dowlad Degaanka ....
Xukumada Somaliland Ayaa Maanta Sii Daysay 11 Maxbuus Kuwaas oo Ay Ka mid Yihiin Sarakiil Kuna Wareejisay Dowlad Degaanka Somalida, Talabadan Ayaa Kor U qaadi Doonta Is Waydaarsiga Maxabiista Iyo Nabada Gobolka Sool.