Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: " Waxaad dabageli doontaan dhaqamada dadkii idinka horeeyey taako taako iyo dhudhun xataa haday god abeeso galaan waad ka daba galeysaan”.
Asxaabta Rasuulka (Rc) ayaa ku yidhi " Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Nasaara baa kuwa aan daba galeyno?. Markaasi Ayuu Rasuulka (scw) yidhi: Hadaa ayo kale ?
Waa in aan iska ilaalina inaan dhaqankeena iyo akhlaaqdeena wanaagsan ee Islaamka ah ku bedelo inagoo ku daynayna dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!