Sheekaba sheeko ayay
keentaaye waxa la yidhi waggii dagaalkii
1977 ayaa nin Benaadiri ah dagaalkii la geeyey, dabeeto nin iska reer magaala
buu ahaaye wuxuu arkey diyaarado haamo waawayn cirka kasoo daadinaya iyo
madaafiic waawayn oo dhulka ku dhacaysa.
Markaasaa ilayn
filimadii uu ka daawan jirey shaneemooyinka mogdisho xitaa waxaa kumuu arkine
intuu aad u yaabey ayuu yidhi " Aboowe foosta foostaa la dheelayaa nooh
" imika waa halkaase somaliland
imika kartoon kartoon baa la dheelayaa nooh
W/Q: Xildhibaan Guruuje
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!