Abtiyaal BeeshaDhexe Waad LaSocotaan Maanta DalkuHalka Uu MarayoSi Idinkuna U Kala Bad-BaadaanDibna Aad Isku Soo Jeclaataan KursigaDabadii ,
Somaliland Inteeda Kulana NabadIyo Wada JirUgu Noolaato TalladaIyo Kurisaga HalaguWareejiyo C/Raxmaan Saylici MadaxweyneXigeenka Maanta Oo Ah ShakhsigaSoo Dhisay
Taariikhda 2da Madaxweyne Ee Ka Soo Baxey Xisbiga Kulmiye, Taasi OoAy Xaq IyoCadaalad Tahay In Isagana La DhisoMarkiisa Iyo Taariikhdiisa WaxaShin Buuxsamey
Meerto Taariikheysan Somaliland , AllahaU Naxariisto DhamaantoodE’ C/Raxamaan Tuur Iyo M.CigaalDabadooda Waxa Tallada IyoKursiga Yimi MadaxweyneRayaale, Taa Tu
Lamid M.SiilaanyoIyo M. Biixi DabadiiWaa Muhiim Iyo Bad-BaadoQaran InUu Tallada Iyo Kursigu Yimaado MadaxweyneKu Xigeenku M.SayliciSi Uu UBad-Baadiyo
Dalka IyoDadkiisaba Oo Uu U SooCeliyo MajarihiiNabad-Galyada , DhismahaNolosha Iyo DhaqaalahaIsdhex-Galka Bulshada IyoWallaaltinimada, Si Taasi UTimaado Waa In
La HellaaIsbedal Tanaasul Leh Oo Ka YimaadaDhanka Xisbul XaakimkaIyo Madaxtooyada.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!