Khariiraddan, oo ay adeegsadeen warbaahinta Mareykanka
Mareykanka ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada kadib markii la shaaciyay khariirad muujinaysa 43 dal oo aan loo ogoleyn in ay helaan fiisaha dalkaasi, taasoo ay Soomaaliya ka mid tahay.
Khariiraddan, oo ay adeegsadeen warbaahinta Mareykanka, waxay muujisay in dalalkaasi aanay heli karin fiisaha Mareykanka.
Somaliland kama mid aha dalalkaas, taas beddelkeedana, muwaadiniinta Somaliland waa loo ogolyahay in ay helaan fiisaha Mareykanka.