"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu u maleynayaa
Ergaygii hore Mareykanka u qaabilsanaa Qaarada Afrika, Dr. J. Peter Pham, kana mid ah dublamaasiyiinta Mareykanka ee la shaqeeya Xukuumadda Trump ayaa ku tilmaamay doqoniimo qorshe uu Xasan Sheekh la sheegay inuu u soo bandhigay Mareykanka oo ah in ay Dekeddaha Berbera iyo Boosaaso uu siinayo
Dr. J. Peter Pham, oo hadalkaasi u jawaabaya, ayaa yiri:
"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu u maleynayaa in Mareykanku yahay mid si fudud lagu maamuli karo, isagoo u soo bandhigaya dekedaha muhiimka ah ee Somaliland iyo Puntland, oo aanu ka talin," ayuu yiri Dr. J. Peter Pham.
Soomaaliya ayaa dadaal ku bixinaysa ka hortagga aqoonsiga Somaliland ee uu Maraykanku ku hawlan yahay.