1-waa dagaal qabyaalad casabi ah.
Fariin Nasteex ah oo ku Socota Firdhiye iyo kooxdiisa
Ramadan mubaarak.
Ilaahay ha u naxariisto intii shalay ku geeryootey dagaalkii shalay Buqdharkeyn ee aad idinko masuulka ka ahaydeen ,waxaan idinkula talinayaa si muslinimo iyo walaalnimoba ah inaad joojisaan dagaalkan casabiga ama qabiilka ah ee aan ahayn xaqa, marnaba wax guul ah ka gaadhi maysaan IA. sababahan awgood.
1-waa dagaal qabyaalad casabi ah.
2- waad gardaran tihiin.
3-Uma dhigmaysaan Somaliland tiro iyo awood midna.
4- waa la idin dhalay,wax la idin barey laba jeer oo jabteena la idin badbaadiyey.
5- idinkoo qayb libaax ka qaatey qorshihii Siyaad Barre ee Dabargoynta Isaaq ayaa la idin saamaxay.
Haddaba anigoo aaminsan intiina dagaalka hogaamisa in aanay caruurtoodu ku jirin dagaalka ilaahay ka baqa oo u tudha shacabka masaakiinta ah.
Insha Allah, HSM iyo Ismail Omar Geele, Isaaq ma yeeli karaan wixii Siyaad Barre ciidankiisa iyo Daarood oo dhan marka laga reebo beesha Baharasame ay yeeli waayeen iyagoo qaxooti ah, iyaga oo maanta dalkooda jooga dawladna ah.