Somaliland: Dal Buuxiyay Shuruudihii Dawladnimo.
Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Waa Mid in ka badan Sodon Sano keligii gaar u taagnaa, hasayeeshee wali muu helin garawshiyihii Beesha caalamka.Dalkan oo ay dadkiisu markii Afraad Soo doorteen Madaxweyne,
Sidoo kalena Doorashooyinka Goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka Qabsaday waxa uu caalamka ka sugayaa aqoonsi.Waa dal ku yaala Bariga Afrika, waxaanu xuduudo la wadaagaa Dalalka Ethiopia, Somalia iyo
Djabouti.Waxa uu Dalka Somaliland leeyahay Ciidamo Kala duwan oo uu qaab dhismeedkoodu adag yahay, Lacag iyo Baasaaboor aad si Qadarin leh ugu geli karto Dalalka Hore u maray oo uu Ingiriisku ugu horeeyo.