Gacan ku dhiigleyaasha xukunka qisaasta ah ah lagu fulinayo,
Duleedka Xabsiga Mandheera waxa saaka laga fulinayaa qisaasta gacan ku-dhiigleyaal xukuno dil ah oo lagu xukumay uu shalay qalinka ku duugay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.
Gacan ku dhiigleyaasha xukunka qisaasta ah ah lagu fulinayo, waxa gacmahooda ku baxay Taliyihii Saldhigga Booliska Maxamed Mooge iyo Askari ka tirsanaan jiray Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee gobolka Gabiley