Tirada dadka Maraykanka u dhashay ee dalbanaya dhalashada dalka Ingiriiska ayaa gaadhey abid halkii ugu sarraysay.

Wednesday March 05, 2025 - 10:06:28
hadhwanaagnews
Dad badan ayaa la yaab ku tilmaamay in muwaadiniinta Maraykanku....
May be an image of 3 people


Dadka reer Maraykan ayaa aad u doonayaa in ay qaataan Passpor-ka waddanka Ingiriiska iyaga oo ku doortay in uu dalkaasi cashuur jaban yahay. Sidoo kale Muwaadininta aan taageersanayn siyaasadda madaxweyne Trump ayaa la soo werinaayaa in ay London u duuleen oo gebi ahaanba ay Maraykanka iskaga guureen.

Dad badan ayaa la yaab ku tilmaamay in muwaadiniinta Maraykanku ay raadsadaan dhalasho kale xilli Passpor-ka Maraykanka lagu tilmaamo mid ka mida kuwa ugu xoogga badan Adduunka.
     
Loading...