Dagaal Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Laascanood.

Monday February 17, 2025 - 12:43:07
hadhwanaagnews
Dagaalkan, oo socday saacado kooban, ayaa salka
No photo description available.


Laascanood ayaa maanta ka dhacday dagaal murugo leh oo ka dhacay garoonka diyaaradaha, taas oo sababtay in laba ruux ay ku geeriyoodaan halka toddobo xubnood oo kale ay ku dhaawacmaan.

Dagaalkan, oo socday saacado kooban, ayaa salka ku hay qaad laga keenay Keniya, taas oo keentay khilaaf iyo xiisad sii kordheysa.
     
Loading...