Sida laga soo xigtay Bangiga Adduunka iyo Hay'adda Lacagta Adduunka ee loosoo gaabsho (IMF),

Thursday January 23, 2025 - 17:20:52
Hadhwanaagtv
idoo kale, Bangiga Adduunku wuxuu saadaaliyay in kororka GDP


wax soo saarka guud ee Soomaaliya (GDP) ee sanadkii tagay ee 2024 ayaa lagu qiyaasay $13.89 bilyan iyadoo kororka dhaqaalaha dhabta ah uu gaarayo 4%.

Kororkan waxaa loo aaneynayaa dhoofinta xooggan iyo lacagaha dibadda laga soo diro.

Sidoo kale, Bangiga Adduunku wuxuu saadaaliyay in kororka GDP-ga dhabta ah ee Soomaaliya uu gaarayo 3.7% sanadka 2024, isagoo ka soo kabanaya abaarta iyo saameynta qiimaha badeecooyinka.
GDP (2024): $13.89 bilyan (la saadaaliyay)

Koror (2024): 4%
GDP qofkiiba (2024): $715
Sicir-barar (2024): 4.8%

Waddan wax soosaarkiisa oo dhan uu $13B yahay ayaan ku noolnahay markaas baan shiid ka cabanaynaa maan iska dulqaadanno bal inagaa isugu wacane.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...