Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Abwaanku Wuxu Sheego,Ha U Qaadan Awwwil,
Uurku Baalena Mahe,Adoomo Weeye Sideenan
Eebbaheen Hibo Siiyo,Ummada Ku Dhex Uuman,
Aragtidood Iyo Maanka,Aqoontoda Tilmaama,
Afafkay U Dhashaan,Uunkanaw Sii Turjumaya,
Somalidaan Agabaynino,Dheguhu Awdanyihiin,
Aduunku Wuu Xafidaa,Ilaashada Ku Dhaqmaan,
Waxyaaba Imanayiyo,Afooyinka Looga Digaayo,
Odorasaan Waxa Jooga,Iyo Tii Iman Doontoonba,
Inta Aanay Asiibin Bay,Abaabulkeeday Galaaneh.
{Erayadan Aad Ugu Fiirso}-
Alle Haw Naxriiste,Abwaan Gaariye Sheegay:-
Isaaqna Uu La Hadlaayay:-
Dadka Sooliyo Awadaleed,
Aadnoow Aad Hagrateen,Ayaanba Iman Doonta,
Logu Raadsho Ilayse,Miyanay Maanta Ahayn?.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!