Maaha Markii ugu horaysay ee Jamhuuriyada Jabuuti ....
29 Cisho ayay ku jireen gudaha badda ka dib cilad ku timid Laashkii ay wateen, Muddadaas ayay dhex sabeenayen badda gudaheeda, ugu Danbayna waxa Jamhuriyada Jabuuti ka soo badbaadisay Badda Jabuuti dusheeda iyadoo doontu la tagtay.
Maaha Markii ugu horaysay ee Jamhuuriyada Jabuuti ay soo badbadiyan dad Badda ku xanibnay, Waxayna balanqaaden in markasta ay sii wadayaan taakulaynta Dadka Badda ku xanibma.