"Xubnaha Goolayaasha Deegaanka waxaa loogu yeedhayaa Xubin Gole Deegaan (Councilor)"

Thursday November 28, 2024 - 17:56:24
hadhwanaag
Sida ka muuqata Jaantuska sare ee dawladaha hoose ee dalka tiradoodu...

May be an image of 1 person, beard, smiling and suit

Tirada Mudnayaasha Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinku Waxa ay ku Salaysanyihiin Darajooyinkooda oo kala ah:-


1. Degmada Hargeysa "A" 17 xubin Gole Deegaan

2. Degmooyinka Darajada "A" 13 xubin Gole Degan

3. Degmooyinka Darajada "B" 11 xubin Gole Degan

4. Degmooyinka Darajada "C" 9 xubin Gole Degan

5. Degmooyinka Darajada "D" 7 xubin Gole Deegan

NB: ( Degmooyinka Darjooyinka "D" waxa ay Gooleyaal Deegaan yeelanayaan marka la ansixiyo)

Derajooyinka Degmooyinka Dalka JSL

GOBOLKa MAROODI-JEEX

Degmada Darjada

1. Hargeysa____________A

2. Gabiley______________A

3. Baligubdle___________C

4. Salaxlay______________ C

5. Farawayne_____________D

6. Sabawanaag___________D

7. Cadaadley______________D

8. Daarasalaam___________D

9.Allaybaday______________D

10. Bali-Mataan___________D

11.Laas-Geel______________D

12.Wajaale________________D

13.Agabar_________________D

14. Geed_Balaadh_________ D

15. Arabsiyo_______________D

16.Dacarta________________D

17. Gumburaha_____________D

18.Sayla-Barri_______________D

19.Bali-Cabane______________D

GOBOLKA TOGDHEER

DegmadaDarajada

1. Burco__________________A

2. Oodweyne______________B

3. Buhoodle_______________B

4.Duruqsi _________________D

5. Sh. Xasan Geele_________D

6. Qoryaale_________________D

7. War-Cimraan_____________D

8. Qoyta____________________D

9. Widh-Widh_______________D

10. Waraabeeye_____________D

11. Qori-Lugud______________D

12. Xamar Lagu Xidh________D

13. Nasiye__________________D

14. Rayadab-Khaatumo______D

15.Gabo-Gabo_______________D

16. Dhoqoshay______________D

17. Harro-Sheekh____________D

18. Xaaji Saalax______________D

19.Riyo-Xidho________________D

20. Kalbar____________________D

21. Masalaha Gorad__________D

22. Fiqi-Ayuub________________D

GOBOLKA SANAAG

DegmadaDarajada

1. Ceerigaabo____________A

2. Badhan________________B

3. Ceel-Afwayn___________C

4. Laas-Qoray____________C

5. Dhahar________________C

6. Gar-Adag______________C

7. Xingalool______________D

8. Maydh_________________D

9. Darar-Wayne___________D

10. Fiqi-Fuliye_____________D

11. Xiis____________________D

12. Yube___________________D

13. Yufle___________________D

14. Huluul__________________D

15.Gudmo-Biyocas__________D

16. Laasa-Surad_____________D

17. Awr-Boogays_____________D

18. Goof-Badarsalam________D

19. Ceelaayo_________________D

GOBOLKA SOOL

Degmada Darjada

1. Laascanood_________________A

2. Caynabo_____________________C

3. Taleex________________________C

4. Xudun_________________________C

5.Oog___________________________D

6.Kala-Baydh____________________D

7. Wadaamo-Goo_________________D

8. Dharkayngeeyo_________________D

9. Yagoori_________________________D

10. Dhanaano______________________D

11. Boocame_______________________D

12. War-idaad_______________________D

13. Xalin____________________________D

14. Caroolay________________________D

15. Adhi-Cadeeye___________________D

16. Ceegaag________________________D

17. Bohol___________________________D

18. Sarmaanyo______________________D

19.God-Aalo_________________________D

20. Ceelaal___________________________D

21. Shaxda___________________________D

GOBOLKA AWDAL

DegmadaDarajada

1. Boorama________________________A

2. Saylac___________________________B

3. Baki_____________________________C

4. Lughaya_________________________C

5. Dilla_____________________________D

6. Boon____________________________D

7. Xariirad__________________________D

8. Garbo-Dadar_____________________D

9. Qol-Ujeed________________________D

10. Xeego__________________________D

11. Cali-Xaydh______________________D

12. Magaalo-Cad____________________D

GOBOLKA SAAXIL

DemadaDarajada

1. Berbera___________________________A

2. Sheekh___________________________C

3. Maandheera______________________D

4. Bulaxaar__________________________D

5. Xagal_____________________________D

6. Laas-Ciidle________________________D

7. Go'daWayn________________________D

8. Laasa-Dawaco_____________________D

Sida ka muuqata Jaantuska sare ee dawladaha hoose ee dalka tiradoodu waa 101 dawalado hoose, Lakiin intii ay jirtay coladihii dagaal ee ka socday Gobolka Sool waxay sabab u noqdeen in jaantuska Dawladaha Hoose ay ka maqnadaan 19degmooyin.

Hadaba Hoose ka akhri 19degmooyin iyo Gobolada ay hoos iman jireen:-

GOBOLKA SOOL

Degmada.Derajada

1. Laascanood________A

2. Taleex______________C

3. Xudun_______________C

4. Adhicadeeye__________D

5. Dharkayngeeyo________D

6. Kalabaydh______________D

7. Xalin____________________D

8. Ceegaag_________________D

9. Shaxda____________________D

10.Boocame__________________D

11. God-Aalo___________________D

12. Sarmanyo___________________D

13. Caroolay_____________________D

14. Yagoori_______________________D

GOBOLKA TOG-DHEER

DemadaDarjada

1. Buhoodle_________B

2.Xamar lagu xidh____D

3.Widhwidh___________D

GOBOLKA SANAAG

Degmad.Darjada

1. Fiqi-Fuliye______D

2. Awr-Boogays____ D

Hadaba xukumada cusub Qorshe noocee ah ayaa uga yaala 19degmooyin oo muddo sanad iyo badh ah ka maqan jaantuska dawaladaha hoose?


W/Q Cabdirisaaq Cabdilaahi Xaashi (Sigad)

     
Loading...