DEG DEG "Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House )

Thursday May 29, 2025 - 16:17:47
hadhwanaagnews
Waxaanu ka wada hadalnay danaha labada dal
May be an image of 2 people and text that says 'Bab al-Mandab Strait Gulf GulfofAden of Aden 雅的 NSJ Somaliland Comalia KENA IYO SOMALILAND WAFTIGA MADAXWEYNE CIRRO.......'


" Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House ) noogu soo dhaweeyey madaxweynaha dalkan Kenya William Ruto

Waxaanu ka wada hadalnay danaha labada dal si wanaagsana waanu iskula af garanay "
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .
     
Loading...