DEG DEG Booliska Burco ayaa xabsiga u taxaabay dr mukhtaar

Monday October 14, 2024 - 20:07:38
Hadhwanaagtv
Dr mukhtaar ayaa dhawaan warbaahinta kasoo muuqaday ...

May be an image of 1 person, newsroom and text


Ciidamada booliska magaalada Burco ayaa xabsiga u taxaabay dr mukhtaar cabdi cabdilaahi oo hore u ahaa agaasimaha waaxda shaqaalaha ee cisbitaalka wayn ee Burco.

Dr mukhtaar ayaa dhawaan warbaahinta kasoo muuqaday isaga oo soo bandhigay dhibaatoyin haysta cisbitaalka wayn ee burco oo shaqaalihii ka shaqaynayay aanay mushahar qaadan mudo 6 bilood ah, sido kale mushahar dhimis lagu sameeyay.
     
Loading...