Beesha Baharsame Ee Dhulbahante Oo Somaliland ku Eedeysay Inay Xabsiga ku Dhex-dishay Maxbuus

Monday October 07, 2024 - 19:45:58
hadhwanaagnews
Waxayna sidoo kale ay sheegtay in ay muddo 5 Casho

No description available.

Beel weynta Maxamed Garaad (Bahararsame) ayaa Somaliland ku eedeeysey in ay Xabsiga dhexe ee Hargeisa ku dhex dishey Alle ha u Naxariistee Marxuum C/Fataax Muuse Yuusuf oo ka mid ahaa Haldoorkii Maamulka Somaliland ugu afduubnaa muddo dowr iyo Toban Sano xabsiyadeeda.

Waxayna sidoo kale ay sheegtay in ay muddo 5 Casho ah ay Maydkiisa Xabsiga uu ugu jiro diideyna in la aaso.
Sidoo kale, Waxay Tacsi u direen Eheladiisa iyo dadka reer SSC-Khaatumo waxaana ay sheegeen in ay u aarayaan marxuumka .
     
Loading...