Saddex todobaad ayaa ka haray doorashada Mareykanka DAAWO

Monday October 14, 2024 - 09:24:41
Saddex todobaad ayaa ka haray doorashada Mareykanka


Saddex todobaad ayaa ka haray doorashada madaxtinimada Mareykanka ee sannadkan 2024-ka.

 

Doorashadan oo ay ku tartami doonaan labada murashax ee kala ah, madaxweyne ku xigeenka xilligan ee Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah iyo madaxweynihi hore Donald Trump oo Jamhuuri ah.

 

Haddaba, xaggee la kala maryaaa ilaa iyo hadda? Nur Hassan Nur ayaa wararki ugu danbeeyay ee ololaha doorashadan ka wareystay, Feysal Deri oo ka faallooda arrimaha siyaasadda Mareykanka, oo ku sugan gobolka Minnesota.

     
Loading...