Ma Geydo Geenyo Yurub Xadhige,Goaanka Maad Ka Laabtaan.

Wednesday September 25, 2024 - 11:01:49
hadhwanaagtv
Geenyana Hadalkeedba Daayo,Garashaa Loo Baahanyahaye...



Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Gun Iyo Baar Geyigii Dhamaa,Geesina Ma Fayooba Maantoo,

 

Gobolaa Loo Kala Jarjaray,Gefefiyo Dhibna Way Qabaanoo,


 

Gardaray Gebigood Ku Tahay,Dadkeen Xidhig Lagu Guraayo,

 

Gunimunba Laga Dhaxla,Gabdhahaan Xadhig Geyin Dhaman,


 

Geenyana Hadalkeedba Daayo,Garashaa Loo Baahanyahaye,

 

Gabdhayaan Lagu Degdegino,Ka Gaabsada Xadhig Guracan.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...