DEG DEG Dawladdaha Yurub Oo Fariin U Diray Xukuumadda Somaliland

Sunday September 15, 2024 - 14:55:50
Hadhwanaagtv
Xukuumadda Somaliland ayay ugu baaqeen in inta lagu jiro..
May be a graphic of text that says 'Joint Statement by International Partners On International Day of Democracy, international partners* welcome the progress that is being made towards holding free and fair elections in Somaliland on 13th November. We are committed to supporting this process and important milestone. In turn, we call upon the authorities in Somaliland to uphold their commitment to protecting freedom of speech, freedom of expression and respect for the rule of law, which are fundamental to an inclusive society. Denmark, Sweden and United Kingdom'


Dawladdaha Denmark, Sweden iyo Boqortooyadda Ingiriiska ayaa soo dhaweeyay doorashooyinka Madaxtooyadda iyo ururada ee ka dhacaya Somaliland marka la gaadho 13 November ee fooda inagu soo haysa

Xukuumadda Somaliland ayay ugu baaqeen in inta lagu jiro xilliga doorashada in ay ilaaliso xorriyadda hadalka iyo in ay dhawrto shuruucda.
     
Loading...