DEG DEG Yurub Geenyo Oo lagu Xidhay Hargeysa.

Monday September 23, 2024 - 14:47:24
hadhwanaagnews
Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay xidhay
May be an image of 1 person and smiling


Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay xidhay Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo).

Waxa ay ku jirtay Fanaaniin Qaaday Heesta Saxane oo su’aalo la iskaga waydiinayay Hogaaminta Dalka Ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.
     
Loading...