DEG DEG Dhalinyaro Masaajid lagu dhex laayey

Wednesday September 18, 2024 - 12:29:29
hadhawanaag
Dilkan ayaa salka ku haya Aano qabiil oo ay tirsanysay

May be an image of 11 people and car


Alle haw naxariiste 6 qof oo dhalinyaro ah ayaa dil loogu geystay Wacaal Darayo oo kamid ah xaafaddaha magaaladda Wardheer ee gobolka Doollo DDS.


Dilkan ayaa salka ku haya Aano qabiil oo ay tirsanysay dablayda dilka gaysatay oo goobtaasi ka baxsatay.


Arrinta Argagaxa leh ayaa ah in dhamaan dhakinyaraddan lagu dhex dilay Masaajid xili ay Akhrisanayeen Qur’aanka Kariimka ah.

May be an image of 4 people, car and road

     
Loading...