DEG DEG Turkiga oo maraakiib dagaal u dirayo Soomaaliya

Wednesday September 18, 2024 - 09:50:24
hadhwanaagnews
Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar, ayaa todobaadkii



Sida ay daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta Turkiga, xukuumadda Ankara ayaa qorsheyneysa in ay xeebaha Soomaaliya u dirto markab dagaal oo ay leeyihiin ciidanka badda, si ay u ilaaliyaan markab ka shaqeeya howlaha sahanka iyo cilmi-baarista tamarta oo lag wado in bisha soo socota uu gaaro biyaha Soomaaliya.

 

Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar, ayaa todobaadkii hore u sheegay warbaahinta Turkiga, in Turkiga uu ruqsad u heysto in uu shidaal ka soo saaro saddex goobood oo ku yaalla badda Soomaaliya, mid kastana ay tahay 5,000 oo KM oo isku wareeg ah.

     
Loading...