DEG DEG Waa Maxay "Xidhiidhka India Iyo Somaliland"

Sunday September 15, 2024 - 14:58:27
hadhwanaag
India oo ah Dalka dunida ugu tırada badan ayaa xidhiidh...
May be an image of 2 people and text


Wargeyska Revoi oo ka soo baxay Dalka India ayaa warbixin uu daabacay Kaga hadlay xidhiidhka Soo jireenka ah ee u dhaxeeyay Labada shacab ee India iyo Somaliland.

India oo ah Dalka dunida ugu tırada badan ayaa xidhiidh Ganacsi la lahayd Somaliland wakhtiyo hore ilaa iminka, waxaanay warbixinta lagu sheegay in la gaadhay xilligii ay soo cashan lahaayeen

Xidhiidhka, Maadaama ay Somaliland ku taalo Mandaqad ah dawladdaha Xooga istaawilay baahi wayn u qabaan.
     
Loading...