Madaxa Sirdoonka Masar Oo Eritrea Ka Degay.

Sunday September 15, 2024 - 08:28:33
Hadhwanaag
Waxa ay ka kulmeen Madaxweynaha Dalkaasi Isaias Afwerki,..
May be an image of 3 people and aircraft


Madaxa Sare ee Ciidamada Sirdoonka Masar iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Dalkaasi ayaa booqasho ku tagay Magaaladda Asmara ee Caasimadda Eritrea.

Waxa ay ka kulmeen Madaxweynaha Dalkaasi Isaias Afwerki, kaas oo ka Sokow wanaajinta Xidhiidhka labada dal iyo Xaaladda Suudaan, Waxa ay kulankooda kaga wada hadleen xaaladda Geeska Afrika iyo Hirdanka Qahira iyo Addis Ababa.


Masar oo Ciidamo geysay Muqdisho Waxa War qoraal ah oo kulankaasi ka dib la soo saaray lagu sheegay in ay barbar taagan yihiin Soomaaliya.
May be an image of 5 people

     
Loading...