Itoobiya ayaa gudashay wejiga shanaad ee Biyo-xidheenka
Masar oo dacwo ka ah Howlgalka buuxinta shanaad ee Biyo-xidheenka Itoobiya ayaa 'wacad' ku martay in ay difaacayso Biyaheeda Naylka, isla markaas ay qaadayso tallaabo kasta oo ay ku badbaadinayso nolosha dadkeeda.
Itoobiya ayaa gudashay wejiga shanaad ee Biyo-xidheenka Neylka, tani oo la rumaysan yahay in ay biyo-yari u horseedi doonto Masar iyo Suudaan oo ku nool webiga Naylka.
Xiisadda Biyaha Neylka ayaa imanaysa xill8 Masae iyo Itoobiya ay isugu mici lisanayaan gudaha Soomaaliya.