"Codkaynu Bixinaynaa, qof kastow kaa doonto ugu rid kii so
"Waxaan leeyahay Muwaadiniinta Somaliland ee aan jeclahay wadan keenan aynu usoo halganay waynu ilaashanaynaa,
"Codkaynu Bixinaynaa, qof kastow kaa doonto ugu rid kii soo baxa ee Ilaahay u baddiyo ayeynu ku daba faylaynaa, kuna dagaalami mayno waxna iska dumin mayno, waxna iska jajabin mayno waxaan doonayaa in aynu taa ka midowno,
Raganimada iyo Quruxdu waa taas magaceeni taasu kor u kacayaaā€¯