Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Waayeelku Wax Bay Arkaayaan,
Waxgarad Waa Inay Ka Weecdan.
2-Warkoda La Dhegaysan Walidan,
Waanada Haddii Qaadan Weydaan.
3-Waxaad Ka Heshaanba Weelaystoo,
Wadhida Idinka Raacda Weheshada.
4-Wanaaga La Jeclaada Sii Waaraayoo,
Wadanka Wax Taro Waceen U Noqda.
5-Wax Yeelo Dalkeenan Ku Wiirsadayaal,
Wad Mooyaane Wanaag Lagama Sugayo.
Ismail Abdillahi Handuleh
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!