HADHWANAAGNEWS
Bismillaahi Alraxmaan [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda
H/W Iyo Akhristyaasha.
Amaah Ninad Ku Leedahay Inkastoo
Ay Gaadhaba.
Albaabkayga Way Iman, Israaiilbaa IgagaFilan.
Utun Admigii Qaba Ifka Haddaanba Laga Jarin.
Ayaamahan Ma Raagto, Aramideedu Kugu Maqan.
Israaiil Haddaan Helay, Durba Waan
Ka Arsaday.
Ordugaan Maxay Tari,Xaabadaa Uu Urursaday.
Dawlada Aduunka,Ayaan Kay Salama Imisa Ku Bixisaan.
Imaaraadkii Guure,Turkiguna Iskama
Furoba.
Idin Baratay Qadaro, Aminaadi Kuma
Hadhine.
Afarteda Geesod Aduundu Ku Aragto
Iridahii Laga Xidhay.
Adkaatoo Amuuru, Cirro Uu Abuuraye
Xagge Loo Irkanayaa.
Ismail Abdulla Handuleh
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!