Muse Biixi 120 Sano Ayuu Dib U Inoo Celiyey Somaliland Siday Qoraa Karen Blixen Ku Qortay 100 Sano Ka Hor Buuggeed Out Of Africa.

Tuesday August 27, 2024 - 07:44:34
Hadhwanaagtv
Pls discard the same article I sent this morning.


No description available.

Inta aanan dulucda qoraal kan u gudbin Sir. KAREN BLIXEN WAA tuma: waxay ahayd hantiile iyo Qoraa heer caalamiya. Waxay wadanka Kenya soo degtay1903 ayadoo ay la socdaan ninkeedii iyo gacan yaraheedii xagga business yadeeda oo dhan. Waxay kasoo guurtay magaalada Cadan oo ingiriisku ka Xukumi jiray ARABIA, ASIA IYO AFRIKADA BARI. FARAH WUXUU AHAA NIN REER SOMALILAND OO CADAN DEGENAA.

Karen shaqaale badan baa uga shaqayn jiray beeraheeda laakiin Somalida ayey u jeclayd oo buuggeeda OUT OF AFRICA waxay ku sheegtay inay ka nadiifsanaayeen KUUKUUYADA OON BEERTA SOO DHAAFI Jirin, Somalidana Waxbay La Cuni Jirtay Dumarka Somalidana Aad Bay Buuggeeda Ugu Ammaantay. Karen Blixen waxay qortay buuggaag badan oo adduunka ku caana oo ka mid yahay Buuggan Out Of Africa Oo Ay Somaliland Sheekoyinkoodii Iyo Noloshoidii Boqol Sano Ka Hor Ku Duugan Yihiin. Buuggu Waa Film Kii Holywood Oscar Ka Ku Guulaystay 1984 Kii. Berigaa Wax Somaliland Iyo Somalia Oo Shaqo Isku Lahaa Ma Jirin Iyo Murankan Raqiiska Ah Ee Dhigaya In Somaliland Ay Ka Mid Tahay Somaliya.

 

Dhacdadan runta ahayd ee ay Karen Blixen ku qortay buuggeeda ka turjumeysa siday u noolaayeen reeraha wada dega Somaliland AYAAN BUUGGEEDA BOGGA 21 IYO BOGGA 22 KA SOO JIIDAY ayadoo buugga ay ka buuxdo dhaqanka Somaliland lahayd.

 

Waxay sheekadu ina tusaysaa in Muse Biixi Boqol Iyo Labaatan Sano Dib Inoogu Celiyey In Reer Reer La Isu Toogtoogto; Hadduu Soo Noqdo Todoba Sanoo Kale Hubaal Wuxuu Dib Inoo Celin Doonaa 200 Boqol Oo Sano Oo Nin Waliba Meel Miyiya Dabka Ku Kulaali Doonaa- Nolosheennii Asalka Ahayd.

 

Quotation from page 21 and 22nd.

 

' The Somali Bring Much Trouble Upon Themselves By Thier Trrible Tribal Quarrels.

In This Matter They Feel And Reason Differently From OtherPeople. Farah Belonged To The Tribe Of Habar Yonis, So That Personally In A Quarrel I Sided With Them. At One Time There Was A Great Real Fight In Somaliland Town, Between The Two Tribes Dhulbahante And Habr Jeclo With Rifle Shooting And Fires, And Ten Or Twelve People Killed, Until The British Government Interfered.

Farah Then Had Young Friend Of His Own Tribe (Muse Carre), By Name Of Sayid, Who Used To Come Out To See Him At The Farm, And Who Was A Graceful Boy, So I Was Sorry When I Was Told By My Houseboys That Sayid Had Gone Round To Visit A Habar Jeclo Family In Their House, When And Angry Member Of The Dhulbahante Tribe Had Passed And Fired Two Shots At Habhazard Through The Wall Of The House Broken Sayid's Leg. I Condoled With Farah On His Friends Misfortune- ' What? Sayid?' Farah Cried Out With Vehemence. ' That Was Good Enough For Sayid. Why Must He Go And Drink Tea In The House Of A Habar Jeclo.

 

Muse Wuxuu Inagu Celiyey Boqol Sano Ka Hor Halkay Somaliland Maraysay.

 

Pls discard the same article I sent this morning.

 

WA BILAAHI TWA

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...