DEG DEG Itoobiya oo ka diiday Soomaaliya in ay ka laabato Heshiiskii Isfaham ee ay la gaadhay Somaliland.

Tuesday August 13, 2024 - 18:17:48
hadhwanaagnews
Laba wafti Waxa ay kala taagan yihiin Labo meelood
May be an image of 2 people, dais and text


Itoobiya ayaa ka diiday Soomaaliya in ay ka laabato Heshiiskii Isfaham ee ay la gaadhay Somaliland.

Waftiyadda Labada Wadan ee Itoobiya iyo Soomaaliya oo wada jooga Ankara isma ay arag, Waxaase ilaa shalay u kala dab qaadaya Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga.

Laba wafti Waxa ay kala taagan yihiin Labo meelood oo aad u kala fog, waana suurtogal in uu natiijo la’aan ku soo dhamaado.

     
Loading...