DEG DEG Waligeed heshiis ay galeen somalia kama fulin Somaliland

Monday August 12, 2024 - 11:05:08
hadhwanaag
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay....
May be an image of 1 person and text


Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay siin karto uun Itoobiya inta ay maamusho, balse aysan bixin karin dhulka Somaliland.


Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay wada hadallada Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku eedeeyay Soomaaliya inay doonayso inay qaadato doorkii saxeexa heshiiska Badda
     
Loading...