Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la qaatay Xisbiyada iyo Ururada

Wednesday July 24, 2024 - 14:38:45
hadhwanaagnews
Xeer nidaamiyaha gudida anshaxa xalinta khilaafaadka
May be a graphic of text


Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan la qaatay Xisbiyada iyo Ururada siyaasada ayaa xaqiijiyay in Doorashadu aanay maalin dib udhacaynin oo wakhtigeeda ay ku qabanayaan
Waxaana komishanku kulankan Xisbiyada iyo Ururda ugu qaybiyeen Saddex xeer oo kala ah.

1:- Xeerka habdhaqanka xisbiyada qaranka iyo ururada siyaasada

2:- Xeer nidaamiyaha gudida anshaxa xalinta khilaafaadka iyo kormeerka doorashooyinka madaxwaynaha ku xigeenkiisa iyo xisbiyada qaranka

3:-Xeer hoosaadka gudi hawleedyada xisbiyada qaranka iyo ururada siyaasada
     
Loading...