DEG DEG Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo laga qaaday xilkii Gudoomiyaha Ururka hilaac.

Saturday July 13, 2024 - 13:05:25
hadhwanaag
"Ururka Hillaac oo metela Awdal waxa loo diidey

May be an image of 1 person, dais and text

Guddoomiyaha Ururka Hillaac ee Somaliland, Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadhay doorashooyinka Somaliland, lana hadlaya Awdal iyo Sool:

"Ururka Hillaac oo metela Awdal waxa loo diidey in uu ka barbar tartamo Kulmiye, Ucid iyo Waddani, si doorashadu u noqoto mid loo dhan yahay, waxa i soo baxday in SL aan la wada lahayn oo ay u xidhan tahay dad gaar ah, waxaana dhab ah wixii uu sheegey AUH Prof.Cali Khaliif Galaydh iyo reer Sool - anigu marka waan ka hadhay doorashooyinkaas oo ah kuwo xaaraan ah, reer Awdalmna waxa aan leeyahay ha aqbalina in aad noqotaan 'Muwaadinka labaad'.
     
Loading...