Gabadh Laraadinayay Oo Hargaysa Laga Helay.

Tuesday August 27, 2024 - 20:27:52
Hadhwanaag
"Taliska Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku haya gabadhaa …"



Hargaysa (HWN) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta kasoo qabtay Guri kuyaala degmada Ibraahim Koodbuur dhiban Mabsuud Cabdi Ismaaciil oo dhawaanahan la raadinayayay , warar kala duwana laga bixiyay , waxaana sidoo kale falkan loo soo qabtay dhawaan shan  eedaysane, sida ay sheegeen ciidanka Boolisku.

 

"Taliska Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku haya gabadhaa yar oo nabadqabta , waxaana socota  baadhid-dheeraada” ayaa lagu yidhi war qoraal ah oo uu baahiyay Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

     
Loading...